KUSOODHAWAADA WEBSITKA SHEEKH HASSAN ALBASRI .MU'aLIFKA KITAABKA aldacwa fii qarni afriiqiya
sheikh hassan albasri
picturs
same of sunnalinks
history1
history 2
mawlid nabi
hor-udhac
al-ma'muun school
Sheikh Abukar H.malin
xagjirnimo
Guest Book
maxkamadaha islamiga
DRhersi iyo fatwada
soomka
qabyaaladda
T.SH.UWEYS
caqiido
tartan
shirararka ah.
shiikh hassan macalim maxamuud samatar sheekh hassan albasri waxa aw hadda kawadaa jaamacadda axgaff diyaarinta baxthi ama research uu kuqaadandoono sanad gudihiis shahaadada looyaqaano mastar degree iyo takhasuska kuliyadda tarbiyatul islaamiyah..
Waan salaamayaa asxaabta oodhan waadna ku mahadsantihiin sida aad waqtigiina qeeb ka mid ah noogu soo booqateen website-kaan wwwla.bisri.4t.com , waxaan idiin rajeyneynaa in aad kawada faa ii deesandoontaan..
@:- manhajka sheekh XASAN ALBISRI
waa manhaj kudhisan dhexdhexaadnimo .
kalasoco alkhbaarta ardayda somaliyeed ee joogta ahgaff university yemen
http://www.ahgaff.ahgaff.edu/ akhbaartada ardayda
http://ahgaff.ahgaff.edu/?page_id=252
http://ahgaff.ahgaff.edu/?page_id=275 maqaalooyin
http://ahgaff.ahgaff.edu/?page_id=254 sawirada
sheekh hassan albasri
SHEEKH HASSAN ALBASRI AYAA INTABADAN QALABKA WARBAAHINTA KALAQEEBQAATA DOODAHA IYO BARNAAMIJYADA DIINTA ,WAXAA UU DHAWAAN IDAACADDA VOA KALAQEEBQAATAY BARNAAMIJYADA KALA AH...
1- AHLUSUNNA WALJAMAACA IYO SOMALIYA
2- sidoo kale waxaa uu dhawaan kalaqeebqaatay isla idaacadda voa barnaamij loogahadlayay kacdoonka yemen ,iyo heshiiska madaxawayne saalax iyo mucaaradka kudhexmaray sucuudiga..kadhageeso linkigaan hoose ee websitka voa
http://www.voanews.com/somali/news/Kacdoonka-Carabta-Qeybtii-Shanaad-116930728.html
sh.xasan albasri. guddmoyiha ururka ardayda somaliyeed ee kawaxbarata jaamacadda ahgaff ee kutaala yemen .
maqaalooyinka sheekh hassan albasri
waxaa aw qoray dhawr maqaal oo muhiim ah kuwa kubaxaya afka hooyo iyo kuwakale oo kubaxaya afka englishka iyo carabiga ..
shabakadda www.alshahid.net waxaad kahelikartaa maqaalooyin kubaxaya afka carabiga ,waana maqaalooyin wada taariikhi ah oo kahadlaya. sida
1- taariikhda sheekh aways alqaadiri
2- sheekh madar ,mu'asiskii aasaasay magaalada hargeesa
3- taariikhda sheekh suufi
4- taariikhda sheekh c.rasaaq yuusuf aadam ,imaamkii hore ee ahlusuna waljamaaca
5- taariikhda macalim maxamuud sheekh hassan faarax ,imaamka ahlusunna waljamaaca ,hadda,
6- taariikhda sheekh aadan dheere
7- taariikhda macalim nuur maxamed siyaad
8- dowrka culimada suufiyada ee jihaadka ,iyo waxbarashada,iyo tarbiyada,halganka,xifdinta qur'aanka.
9- taariikhda islaamka uu yimid somaliya,
10- taariikhda ay duruqu suufiyah somaliya imaadeen
11- ixtifaalka mawliidka n.c.s.w. iyo somaliya
12- taariikhda sayid nuur kaldheere.
13- taariikhda sheekh maxamed al-maqdishi oo kamid ahaa mashaaiikhdii waxbartay alxaafid al-casqalaani
14- taariikhda profassor xirsi helawle imaamka ahlusunna ee gobalada dhexe.
15- taariikhda sheekh muuse aadan bin jaadi
16- taariikhda sheekh c.raxmaan celi.
17- taariikhda shariif caydaruus mu'alifka kitaabka buqyatul aamaal fii taariikhda somal
18- taariikhda sheekh cabdi salaan xaaji jaamac
19- sidee loo daaweenkaraa qabyaaladda.
20- dhaqamada xunxun ee alshabaab soogaliyeen somaliya.
21- taariikhda sheekh yuusuf direed
22- xarumihii ugu caansanaa ee lagabaranjiray tacliinta islaamka
23- taariikhda sheekh maxamed faqiih cali alshaaashiyi.
24- liiska waxyaabaha ay manciyeen khawaarijta somaliya
25- taariikhda shariif mundir
26- shirkii ahlusunna ee caabduwaaq.
27- dawrka culimada suufiyada iyo sanifaadda.kutubada
intaas iyo inakalabe waxaad kahelikartaa
linkiska www.alshahid.net oo ah
sheikh hassan albasri waxa uu diyaar u'yahay ukhidmeenta diinta islamka. islamarkaan manhajkiisu waa dhexdhexadnimo
AL-DACWAtu FII QARNI AFRIQIYa...
qore :- sheikh hassan albasri
2008
AHGAFF UNIVERSITY
waa kitaab kahadlya
1- taariikhda islaamka uu yimid somaliya
2- taariikhda mad-habka imaamu shaaficiyah uu yimis somaliya
3- taariikhda ay yimaadeen duruqu suufiya geeska afrika.
4- usluubkii qur'anka loobaranjiray
50 taariikhda ilaa 50 culimada somaliya ah
6- taariikhda xarumihii lagubaranjiray diinta islaamka
7- dawrkii ay lahaayeen culimada suufiyada ee somaliya..

