Free Web Hosting Provider - Web Hosting - E-commerce - High Speed Internet - Free Web Page
Search the Web

hassan albasri sheikh hassan albasri important iform. picturs same of sunnalinks history1 history 2 mawlid nabi hor-udhac al-ma'muun school Sheikh Abukar H.malin xagjirnimo martida Guest Book maxkamadaha islamiga saxafadda DRhersi iyo fatwada soomka qabyaaladda subac.qur'an T.SH.UWEYS caqiido tartan shirararka ah. My Photos



QABIILKA IYO QABYAALADDA SOMALIYA www.albisri.4t.com xalbisri2@hotmail.com BY:-SHIIKH XASAN macalim maxamuud samatar Sheikh xasan AL-BASRI Hor-udhac ÞÇá Çááå ÊÚÇáí ( íÇÇíåÇ ÇáäÇÓ ÅäÇ ÎáÞäÇßã ãä ÐßÑ æÇäËí æÌÚáäÇßã ÔÚæÈÇ æÞÈÇÆá áÊÚÇÑÝæÇ Åä ÇßÑãßã ÚäÏ Çááå ÇÊÞÇßã Åä Çááå Úáíã ÎÈíÑ ) ÞÇá ÑÓæá Çááå Õáí Çááå Úáíå æÓáã( ÏÚæåÇ ÝÅäåÇ ãäÊÉ ) Waxaan jecelahay in aan kahadlo cudurka dalka somaliya kuhabsaday oo ah qabbilka . Qabiilka : waa shay jira oo runtii iskuxirka bulshada iyo shucuuabta dowr wacan kaciyaara oo isdhexgalka iyo guurka iyo isbarashada iyo umuuro kale dowr wacan kaciyaara, waa haddii dhinaca fiican loojiheeyo oo aan cunsuriyad loo isticmaalin ,taasna Somali badan ayaa marqaati ka'ah in uu yahay mid wanaagsan oo waxtarkiisa lahayo balse waxaan rabaa in aan maanta halkaan kucabiro qodobada qabiilku uu kuxunyahay oo meelo badan cilaaqaad laleh sida … QABYAALADDA : - ***(waa isticmaalka qabiilka oo six un loo isticmalo )**  1----cunsuriyadda qabiilka ee guurka :- -waxaa bulshada somaliya ay kufashilmeen isticmaalka qabyaaladda iyo qabiilka dhinaca guurka oo waxa ay abuureen cusnuriyada dhinaca nikaaxa ah oo ay ku abuureen qabaa'ilo somaliya kamid ah oo ay dhaheen lama guursankaro haweenkooda lalamana xididkaro oo gabdhahooda waanaga xaaraam in aan guursano taas oo dhalisay in dhalinyaro iyo gabdho badan oo iskufiicnaa oo guur xalaal ah rabay in ay wadaagaan ey kajoogsadeen guurkoodii xalaasha ahaa oo ay caqabad kunoqotay in ay is mahersadaan waayo waxa ay kukala abtirsadaan labo qabiil oo aan ilmahoodo isguursankarin … 2-  U'DAGAAlLANKA QABYAALADDA Waa mushkiladaha naheesta oo maanta kajira dalkeena somaliya ruuxkasta oo somaliya ahna waa uu lasocdaa meelkasta oo uu joogo waxaana uran karnaa illaa iyo hadda somaliyay wax natiijo ah kamaheeno oo qabiil qabiilkale kafiican majiro ama kasameesan dahab iyo fidho ama kadagaalbadan oo kaguuleestay dhamaan qabiilooyinkii kale oo sidaas dalkii kuxukuma ee waxaan lasoconaa in loodagaalamay qabiil sidii diin oo kale oo difaaca qabiilka loohuray naf iyo maal oo kii dalka maqnaa iyo kii joogaba eysan ugalaharin hiil iyo hooba sidii uu qabiilkiisa uu uguuleesanlahaa oo taas ayaa lamooday sharaf iyo sumcad oo muddo 17sano ah ayaann kujirnay difaaca qabiil …  3--- inta difaacda qabiilka :-- waxaa kamid ah kuwa difaaca qabiilka * tujaarta….miliishiyooyinka….odayaasha beesha haweenka …siyaasiyiinta culimada aqoonyahaniinta …iyo ururada bulshada –saxaafadda iyo fanaaniinta . Waa wax iskacad in nuuckasta oo kuwaan kamid ah in uu taageero uuna difaaco qabiilkiisa kuna bixiyo naf iyo maal sidii qabiilku uu u'helilahaa guusha ..taasna waa waadix …laakiin waa daraajooyinkalabadan oo miliishiyooyinka waa kuwa falka kudhaqaaqa oo fuiliya ,tujartuna waa kuwa fanka bixiya,haweenkuna waa kuwa sacabka ugaraaca miliishiyooyinka ,siyaasiyiintuna waa kuwa shirarka qabiilka loogu qeebinaayo jagooyinka soofariista oo wax ku qebiya qaaciddada ah (nasiibul al-asad ) ( lion share) oo kudhisan caddaalad darro sida (4.5) , saxaafadduna waatan buun buunisa waxqabadka qabiilka oo shaar hor-umar siisa , fanaankana waa kan u'calanbabiya oo maskaxdiisa u'hebiyeeya sidii uu u'qancinlahaa taageerayasha qabiilkiisa culimadana dowrkooda waxa ow soobaxay dhawaan markii ey dagaalka qeebkaqaateen oo rasaas ey ladhaceen iyagoo waliba (allaahu ak-bar ) kuhadaaqaya oo qabiilka uu ahaa midka ay kushaqeeynayeen sida maxakiimtii islaaamka .…balse waxaa mudan in laxuso in culimada ay labo ugalabaxaan sida lalasocdo kuwa jagadoon ah iyo kuwa aan mushkiladaha qabiilka aan sidaas ugu sooshaacbixin sida culimada suufiyda oo kabadbaaday musiibooyinka dalka somaliya kadhacayay muddadii 16sano aheed …oo eysan jirin dagaal ey hogaaminayeen culimadaas ,waayo waxa ay aaminsanyihiin in aan lagu guuleesan Karin dilka walaalka muslimka ah .waxa socdana ay tahay musiibo rabbaani ah..manajirto wax dowr ah oo kaciyaareen dagaalada somaliya kadhacaya oo aan aheen dowrka islaaxinta walaalaha muslimiinta oo ey meelkasta iyo shirkasta ay kasharaxaan in uu yahay xaaraam in ladilo muslim .balse markaad siwacan oo caddaalad kudhisan aad ufiiriso waaba ay ladagaalameen sida kamuuqata iskudhiska xerta ay waxbaraan oo kamaran cunsuriyad iyo ficilan qabiil oo kakooban dhamaan qabaa'ilada somaliya oo dhan .. .4—islaamka iyo qabiilka :- islaamka waxa uu qabaa in loo isticmaalo qabiilka tacaruf oo isbarasho ah maxaayeelay shacbka waa qabiilo isku yimid marka waxaa larabaa in tusaale waxsoosaarka beeraha iyo deegaanada iyo xididka qabiilka kale in labarto waa muhiim ah ..waayo nikaaxa waxaa haweenka looguursadaa sida n.m.c.s.w. waa 4- waxaan kamid ah nasabka oo ah abtirsiimo taasna suutgal maahan qabiilka iyo isbarashadiisa fiican mooyee .waxaan muhiim ah reerka aad xididka tihiin in aand dhowrto oo xushmeeso ..balse waxaan cajiib ah in sida aan maanta heeno loo isticaalo waana waxa xun. Sida .n.m.c.s.w. uu leeyahay.. 5--- (4.5 waa—caado ibliis) .waa cajiib in nidaam ceenkaan ah uu kajiro umadda sida somaliya oo kale ah SOMALIA WATCH Country • [SW Country] (M. jagne ) Alitixaad Dowrkee bay dagaalka Sokeeye ka qaateen , sidee bayse Carte u dhiseen maxayna Eldoret ka damacsan yihiin. :Posted on 21 Dec 2002 ________________________________________ Alitixaad Dowrkee bay dagaalka Sokeeye ka qaateen , sidee bayse Carte u dhiseen maxayna Eldoret ka damacsan yihiin. M. jagne ------------------------------------------------------ Alitixaad Dowrkee bay dagaalka sokeeye ka qaateen? Siyaad bare Waqtigii Muqdisho laga saarayey ee Sagaashameeyinkii wuxuu Al-itixaad ahaa Awood aan la dhayansan karin waxayna ka mid ahaay Al-itixaad Ururada Somaliya ugu Awooda badan gaar ahaan markii la fiiriyo xaga tirade xubnaha ururkaa ku xirnaa, kuwaas oo Dhowrjeer oo hore Maamulkii Siyaad Bare gilgileen. Inkasta oo ururka Alitixaad aad u xoog badnaa hadana wuxuu ogaa in uunan isaga kaligiis wali Qaangaar u ahayn in uu holiyo in uu la wareego Awooda Dalka wuxuuna dan biday intii uu xididaysanayo in uu ka dheeraado in uu isku dhacaan Ururada xooga badan ee Qaabka Qabiileed u dhisan sida USC iyo SNM , wuxuuna is tusiyey Alitixaad in ay isbahaysi Ururada la samaystaan kuna dhaqmaan Siyaasada ah Gacantaadan goynkarin waa la Dhunkadaa. Madaama ay marka USC Caasumadii qabsatay waxay Alitixaad go´aansadeen in ay USC isbahaysi la samaystaan, iyagoo waliba istusiyey in isbahaysigaasi u suurto galinkaro in ay u dusaan awooda Dalka iyaga oo aan la dareemin. Kala Jabkii USC wuxuu ku kalifay Alitixaad in ay iyana kala jabaan si aanay dhinacyada Siyaasada Xamar dhinacna u seegin iyadoo haddana wada shaqayn ka dhaxaysay labada garab ee alitixaad, sidaas ayey Siyaasiyin iyo Odayaal Alitixaad ka mid ah ula safteen Cali Mahdi, meesha rag uu sh. Xasan Awees kamid yahay oo u badan dhilinyaro iyo Ciidankii Alitixaad Caydiid ula safnaayeen kuwaas oo waliba Dagaalkii uu Caydiid 1992kii UNka iyo Cidamada Maraykanka ku qaaday Dowr xoogle ka qaateen, kaalmana ka heleyey kuwa dhigooda ah ee Aduunka ka dhisan. Sida marka Shaqada uu Alitixaad qabtay tan iyo intuu Dagaalka Sokeeye socday laga dhiraandhirin karo Howsha Alitixaad Isbahaysiga u hayey waxay ahayd Sirdoonka oo meelaha ayna USC haysan ayuu ka soo xog waramijiray, waxaa kale oo ay uu qabanjiray Isbahaysiga wacyi galinta oo Dadka wuxuu ku boorin jiray in aanay isdifaacin iyo in aanay USC la dagaalamin, waxaa kale ee uu USC u samayn jiray Maalgalin oo wuxuuna Alitixaad USC dibadaha uga soo ururinjiray Dhaqaale, waxaa kale uu fulinjiray shirqoolada oo uu ka samaynjiray hadba meesha aanay USC haysan wuxuuna ahaa Gacantii USC ku Qasaysay Meelaha aanay markaa haysan.waxaana la dhihikaraa waxaa labada urur ka dhaxeeyey xirir u dhigma kii dalibaan iyo Bashtuun. Dhinaca Somaliland Alitixaad waxay ula noolaayeen si banad ah oo wax Dagaal ah iyo wax arbushaad ah Maamulka Somaliland kuma hayaan, Xirirkooduna waa mid aan la qiyaasi karin oo radsanaa inkasta oo aad moodid in ay hadda Jaanta isla heleen Markii la fiiriyo xaga burbirinta Puntland iyo howhsha ay wadajirka Laascaano uga wadaan. Shirqoolkii ugu horeeyey ee uu Al-itixaad fuliyo wuxuu ahaa kii uu Sheikh Xasan Dahir Awees ku soo caan baxay ee uu ugu gacan galiyey USC Magaalada Kismayo, markay Alitixaad USC Kismanyo faraha u galiyeen waxay u wareegen Alitixaad dhinacaa iyo Dhulka ay SSDF ka taliso, meeshaa oo ay horay ugu sugnaayeen Awood Alitixaad oo xoogle, kuwaas oo ay faraha ugu jireen ilo Dhaqaale oo Muhiimka ah sida Dakada Boosaaso. Awoodahaa Dhulka hadda loo yaqaan Puntland isku biirsatay waxay u doorteen Sh. Xasan Dahir Awees Hogaamiye waxaana dorashadiisa halbeeg looga dhigay kartida iyo guulaha uu ka soo hoyey Kismanyo waxaana loo arkay in uu yahay nin ku guulaysan kara in uu SSDf af ganbiiyo.iyo in uu Beel ahaan Xamar ka soo jeeda oo markuu Puntland ka guulayso ka dib Xamar taageero Urur iyo mid beeleedba ka helikara. Sidaas ayey ku timid Jilaafadii ay Alitixaad Sanadkii 19992 dii SSDF la beegsadeen, Jilaafadii ay Alitixaad SSDF la heleen wuxuu hurdada ka toosiyey Dowlada itoobiya wuxuuna ku kaliftay in ay sigaara ugu kuur gasho arinaha ay Alitixaad Somaliya ka wadaan, waxaa kale oo ay jilaafadaasi Hurdada ka toosiyey Dadka reer Puntland oo ay qaadan waa ku noqotay in waqtiga xasaasiga ah ee ay Kismanyo farahooda ka baxday in uu Ururka Alitixaad dhabar jabiyo waxaana waqtigaa dhashay Dareenka ah in uu jiro Isbahaysi ka dhexeeya Alitixaad iyo USC sidaas ayey Jabhadii SSDF uu hogaaminayo Cabdulaahi Yuusuf oo taageero ka haystaan Shacabka cagta u mariyeen Ururkii Alitixaad ee ku soo xoomay Puntland: Markii lagu jabiyey Alitixaad Dhulkii ay SSDF ka talinaysay waxay u huleeleen oo ay Qorshahooda Sadexaad ka dhigteen xagaa iyo Gado oo markaa SNF ka soo saaren Caydiid, una muuqatay markaa in Awooda Caydiid koonfurta Somaliya farihiisa ka sii baxayso, si aanay marka meeshaa u imaan Awood Xamar ku soo siqi kara ayay Alitixaad fariin Gado uga dhigteen ,farahana ugu dhigeen ilihii Dhaqaale ee Gobalkaa sida Buulo Xaawo, Luuq iyo Doolow. Itoobiya oo Isha ku haysay dhaqdhaqaaq Alitixaad waxay la kaashatay Cabdulaahi Yusuf in uu gunto Xirir dhexmara Itoobiya iyo SNF, taas oo uu Cabdulaahi ku guulaystay sidaas ayaana Alitixaad Dagaal faraha looga gubtay ka dib Gado looga saaray waxayna Itoobiya faraha ku dhigtay cadayntii ugu horaysay ee ku saabsanayd in aanay meesha Al-Qaacida ka marnayn. Hadaba Inkasta oo lagu guulaystay in Alitixaad laga sifeeyo Gado ma sii waarin Heshiiskii SNF iyo Itoobiya oo Hogaankii SNF waxay Shirkii Qahira ka dib Xirir la yeesheen Ururadii Alitixaad isbaysigu ka dhexeeyey ee Xaruntoodu Xamar ahayd, taas oo keentay in ay SNF ku kala jabaan oo ay labo Garab oo Dagaal ka dhexeeyo u kala baxaan kuna kala gadisan aragtida. Kala jabkaa SNF wuxuu keenay in ay Itoobiya markale Isbahaysi Cusub raadiso waxayna markaana la kaashatay Cabdulaahi yusuf oo Itoobiya iyo RRA heshiis ka dhexguntay taas oo keentay in Ina Caydiid iyo Ururka Alitixaad Baydhabo Banaanka looga saaro iyo in uu Cadaadis xooglihi Ina Caydiid iyo Alitixaadba fuulo. Ina Caydiid wuu u dulqaadan waayey Culayska ay Itoobiya saartay waxayna ku kaliftay in uu Itoobiya Xiriir la yeeshoo, Xiraarkaa oo u keenay Ina Caydiid in uu Muqdisho Imaatinkeeda ka maago, maxaa yeelay wuxuu ka baqay in ay Alitixaad Shirqool ku dilaan, taas ayaana keentay in uu ina caydiide Adis Ababa fariisto, gaar ahaan alitixaad oo ku tuhmayaan in uu u gudbiyey Itoobiya sirtii u ka hayey. Cadaadiskaa Itoobiya uma keenin ina Caydiid oo qura is badal ee Alitixaad laftooda ayaa badaleen Siyaasadoodii muuqatay waxayn ku dhaqmeen Siyaasad is firdhin ah oo ay ku milmayaan Beelaha iyo Bulashada Ray´idka ah qaybaheeda kala duwan. Si ay marka Alitixaad ugu siimoobaan Awooda Dalka waxay faraha ku dhigeen Dhaqaalihii, Waxbarashadii iyo Isgaarsiintii sidoo kale Hay´adihii Caalamiga ahaa ee Somaliya ka howlgaleyey sida NGOyadii iyo Ururada Xuquuqda Bin Aadamka u dooda Qaarkood iyo Shaqaalaha Somalida ah ee UNka iyo Yurubiyaanka u shaqeeyaan ayaa noqdeen Meelaha ay Dad xaga Alitixaad u jenjeera faraha ugu jirto ama Dad ay wax wada cun leeyihiin waxaa kale oo ay ku guulaysteen in ay maalgalin xoogle ku sameyan Warbaahinta gudaha Somaliya ka jirta waxayna ka ku guulaysteen in ay hirgaliyeen Radiyo FM ah iyo Internedyo waxayna maalgaliyeen Dad badan oo xataa aanay Qaarkood tukan. Warbaahinta Somaliya ka hadlaan ee dibada ayaa iyana ka Madhnayn Alitixaad waxayna Dad badani aaminsan yihiin in aanay suurto gal ahayn in ay Alitixaad meel sidaas u muhiim sida BBC Laanta Afsomaliga iyo IRIN ah cid leeyneen. Gaar ahaan markii la fiiriyo Xiriirka Qaraabonimo ee ka dhexeey Yuusuf Qaraad oo ah Madax Laanta BBCda Afsomaliga, Xasan Salaad Xasan oo qoraa ka ah IRIN walaalena yihiin Cabdiqaasim Salaad Xasan oo Madax Kooxda Carte ah iyo in haddana in dhamaan ay qaraabo la sii yihiin Sh Dahir Awees oo Alitixaad u madax ah iyo madax shirkadii Albarakaad ayaa iyana shakigeeda leh. waxayna Dad badani qabaan in aanay Arin iska dhacday oo si lama filaan ah u dhacday ahayn in ay Beesha Nimankaasi ka dhasheen in ka badan 90% Warbaanita Somaliya ka howlgasha faraha ugu dhigeen, taasna.waa tan keentay in ay Dad badani rumaystaan in ay Somaliya ka jirto Xiriir u dhigma Xirirkii ay Talibaanka Afqaanistaan la lahaayeen Bashtuun oo Beel ah. Kuma ekaan Siyaasada is Furfurka Alitixaad arimahaa kore ee waxay si ay Ciidan qarsoon u samaystaan ku guulaysteen in ay Beelaha dhexdooda Maxkamado Islaami ah iyo Ciidan Maxkamadeed ka dhexsamaystaan sidaasna Ciidankii Beelaha iyo kii Alitxiaad si loo kala saaro ay u adkaatay. Alitixaad sidee bayse Carte u dhiseen? Siyaasadaas Cusub ee Furfurka ah waxay u suurto galisay Alitixaad in ay Dahaar Beeleed isku daboolaan.iyo in ay Beelaha Xirir xoogle la samaystaan waxa kale oo ay bilaabeen talaabo ay ku soo jiidanayaan Hogaamiya Dhaqameedyada iyo hogaamiyaasha Siyaasada ama ayba iyaga oo adeegsanay Dhaqaal iyo Warbaahin ay Hogaamiye siyaasadeed oo Cusub ku sameeyaan, sidaasna ay u cuslaato in la kala saari waayo in ay Maxkamadahaas Islaamiga ah inay yihiin mid Alitixaad iyo in ay yihiin.mid Beeleed. Inkasta ay Alitixaad Awood xoogle oo dhankasta ah sidaas ku kasbadeen haddana Shirarkii kii Carte ka horeeyey waxaa u suurto gali waayey Alitixaad in ay Awooda Dalka hawaystaan maxaa yeelay waxaa la martiqaadijiray Hogaamiye Kooxeedyada oo kaliya, Itoobiyana Il gaar ah ayey ku fiirinaysay hadba Heshiisku dhankuu u liico iyo Awooda iyo Xirirka ay Alitixaad Dhankaa la leeyihiin. Shirkii Carte ayey u suurto gashay Alitixaad in ay Boodka Itoobiya iyo Cabdulaahi yuusuf jabiyaan oo ay ku sigtaan in ay Awooda Dalka qabsadaan waxaana taa u suurto galiyey Shirka oo ay Albaabadu u furaayeen iyo iyagoo Shirkaa isticmaalay Siyaasadooda Furfurnay ee baahsan ee ku salaysnaa Ururada Bulshada Rayi´idka ah iyo Warbaanta iyo Dhaqaalaha Waxayna Alitixaad Shirka Carte isugu geeyeen dhamaan Awoodii Dhaqaale tii Xirirka warbaahinta ay samaysteen, xirirkii ay Odayaal Dhaqameedyada la samaysteen iyo waliba Xiriirka ay Siyaasiyiinta, Ururada Bulshada iyo Hogaamiye Kooxeedyada Qaarkood la lahaayeen. Iyagoo adeegsanay dhamaan waxaas oo xiriir ah iyo waliba dhaqaale farabo badan waxay Alitixaad dhidibada u taageen kooxda Carte oo ay horboodayaan rag iyaga raacsan iyo rag ay Damac iyo tursi ku soo jilaabeen waxaa kale oo waliba arintaa Qayb wayn ka qaatay Ururada Caalamiga ee Somaliya ka howlgale iyadoo rag u shaqeeya Ururadaas oo somali ah oo Ururka Alitixaad xirir la leh ay Ururada Caalamiga arinta u hos galiyeen. Markii Carte la dhisay waxay Cidamadii Alitixaad ee Magaca Ciidamada Maxkamadaha Islaamiga lagu dhisay, lagu wareejiyey Kooxda Carte,. Madaxdii Alitixaadna waxay noqdeen Xildhibaano iyo Wasiiro, Tujaartii Alitixaadna waxay noqdeen Tujaarta Kooxda Carte taageerta, sidaas ayaa Alitixaad Somaliya Ciidan ahaan looga waayey ku dhex milmeen Kooxda Carte iyo Kooxaha hubaysan ee Carte taageersan waxayna u wada xuub siibteen Carte.iyo Carte taageere iyo Itoobiya cambaareeye. Inkasta oo ay Alitixaad is dadaan hadana uma aanay suurto galin in ay indhaha Itoobiya iyo kuwa Cabdulaahi Yuusuf ka dhuuntaa oo Itoobiya waxay Meelkasta u gashay sidii ay Adduunka u tusi lahayd aafada Somaliya ka socota iyo waxay Carte soo walwaalayaan. Inkasta oo ay Itoobiya iyo Cabdulaahi Yuusuf ka digayeen in ay Alitixaad Carte afduubeen, hadana Carte iyo Alitixaadkii gudaha Puntland joogay oo kaashanayaan Dhaqaale iyo Warbaahinta Guud ee Alitixaad iyo waliba Isimo iyo Siyaasiyiin la afgaratay oo reer Puntland ah iyo warbaahinta guda iyo dibada ee Alitixaad waxay ku guulaystaan in ay Cabdulaahi Yuusuf oo ay u arkaan Cadowgooda Koobaad ee Itoobiyayana caawimayso in ay Gawaanka Cunsiiyaan oo Maamulkii ka faro maroojiyaan. Falkii argagixisanimo ee ka dhacay amerika oo keenay in ay Indhaha Adduunku Somaliya soo dhowraan iyo Xanibaadii ka danbaysay ee la xanibay Dhaqaalihii Ururka Alitixaad iyo cabsida gashay Warbaahintii Alitixaad iyo Carte caawinjirtay sida BBCda Laanta Afsomliga iyo IRIN yaa la dhihikaraa wuxuu ahaa bilowgii Burburka Alitixaad iyo Carte iyo soo noolaanshdii Puntland, in kasta .oo Alitixaadkii Puntland looga adkaaday Maanta qas Laascaano ka wadaan, una ololaynayaan sidii Sool somaliland uga mid noqon lahay .si ay awood cabdulaahi yuusuf iyo tan Puntland u kala dhantaali lahaayeen. Alitixaad maxayna Eldoret ka damacsan yihiin. Si kastaba ha ahaatee Alitixaad iyaga oo Magackasta adeegsanaya mid Beeleed mid Hogaamiye Dhaqameed mid Siyaasi, mid Hogaamiye Kooxeed iyo iyagoo Xirirkasta adeegsanayaan mid NGO mid warbaahin iyo mid Urur Xuquuda bin Aadamka u dooda iyo iyagoo waliba Xirirka Dadka ay waxwada Cunka leeyihiin adeegsanay, isticmaalayana Caadifadkasta iyo shucuurkasta mid qabiileed, mid diineed, mid cabsiin, mid qowmiyadeed waxay rabaan in ay Indhaha Adduunka oo shan ah Shirka Eldoret ka faro maroojiyaan sidaasna Dowlad iyaga raacsan ay Eldoret ugu soo baxdo. Si ay taas u hirgasho marka waa in ay Itoobiya indhaha Ciid ugaga rogaan oo ay Itoobiya Shirka ilayn iyadaa Sheekada la socote Dibada uga saaraan,.taas oo u suurto galinaysa in ay Shirka Alitixaad siday donaan ka sameeyaan howshaasna hirgalinteeda waxaa ka taageeri Warbaahinta iyo ururada bulshada ay Alitixaad Xiriirka la leeyihiin. Haddii ay markaa taas ku guulaysan waayaan oo ay arkaan in ay dowlad iyaga raacan ama madax ay hadhow jiidan karaan aanay shirka Eldoret ka soo baxayn waxaa u qorshaysan in ay Shirka burburiyaan shirkalena Muqdisho ku qabtaan iyagoo inta uu Shirka Eldoret socdo sida hadaba muuqata ay isbahaysiyo iyo xiriiro cusub guntayaan, kuwaas oo saldhig u noqon doona shirka ay maagan yihiin in ay muqdisho ku qabtaan markay alitixaad oo hadda carte u xuubsiibtay kan Eldoret burburiyaan. Hadaba Dhawaaqii qanyare iyo Caato iyo buuqay kooxda Carte samaynayaan wuxuu ahaa qorshe la rabo in shirka loo jeediyo meeshii la rabay iyo in isbahaysiga SRRC lagu burburiyo qaarna gooni loo goosto wuxuuna ahaa Buuqaasi Qorshe lagu soo balamay oo mudo dheer laga soo shaqaynayey taageerana ka haysta Warbaahinta Ururkaa Alitixaad ka agdhow. Waxaana taa makhraati ka aha Heshiisyada cusub ee ka cod dheer kii caalamku wada saxeexay, taas oo ku tusaysa meesha majarihii Shirka in loo leexiyo lala maagan yahay.iyo waxay Alitixaad iyo Carte shirka Eldoret la maagan yihiin. Si aan marka markay Xeero iyo Fandhaal kala dhacaan loo salalin waa in Aduunku Shirka ELdoret Indha gaara ku dowraan. ________________________________________ [Column] Copyright © 1999 by somaliawatch.org. All Rights Reserved. Revised: . Webmaster HomePage Tafatirayaasha Websityada oo kujahwareesan maqaalo qore yaasha diimeedka …islaamka . Waxaa jirta kadib markii ay soobaxday aaladda looyaqaano www oo ah world wide website islamarkana iskuxira documentiyada calculus iyo kuwada fudud ayadoo la isticmaalayo aaladda internetka loo yaqaano www , waxeena sooaxday aaladdaan 1986 markii ay militariga mareekanku rabeen in ay xog kugala gooshaan websiyada dexdooda ,a yaa waxaa jirta si weyn in caalamka intaas kadib sii waday horumarinta websityada si loogu isticmaalo raadinta iyo geedinta macluumaad kusaleesan xaqiiqda . Waxaa jirta in loobaahanyahay horumarkasta ey dunida ku imaankara in lagu saleeyo aadaabta islaamka iyo isluubta suuban taana madhicin karibkii marikii dhalinyaro somaliyeed oo ujadbeesan websityadaan ay design ama curiyeen peejaj faro badan oo ilaa iyo 100 lagu qiyaasay sida daraasad uu suubiyay wariye katirsan idaacadda laanta afka somaliga ee bbc ee London kutaala … Waxaa wax lalayaaba noqotay in intabadan magacyada websiyadaas ey noqdeen kuwa katarjuma macna hoose iyo magacyo qabiil xitaa inta badan waxa ey labaxeen magacyo jufo iyo jilibyo aana jecleesan in aan kuxuso halkaan waayo waxaa kadheehankartaa magaca websitka aad daalacaneeso sida kan iyo kaaa… Waxaase taas kasiidaran in loo isticmaalay barahaas internetka kuxiran dano qabiil iyo ulajeedooyin aan marnaba ksusaleesneen diinta islaamka … Waxaa kamid ah baraha internetyadaas kuwa kushaqeeya magaca diinta islamarkaana ay naqshadeeyaan dhalinyaro aan sidaas aqoon fiican ulaheen diinta islaamka islamarkaana waxaa layaableh in ay iftoodaan masaa ilo diini ah kanajawaabaan axkaam diini ah waxaana ay si khaas ah u abuureen peejaj islaamka kahadlaya .oo ay firkradaha ay rabaan ku sharaxaan waxaana dhaceesa n ay qolo kujiifaan qolokalena ay lajiraan iyo in shacabka aqrista beejkoodaas ku booriyaan jihaaad iyo cunfi iyo wax allaala wixii ey damcaan … Tafatirayaasha websityada aan loo curin diinta waxa ey kudhex lusnsayihiin ama ay heleen maalinkata dhaliilo iyo cabasho ka imaaneesa dhalinaro careesn oo aqrisay maqaalo kusooaxay beejka mar hore ama shaashadda saran iyadoo ay kudhaliilayaan hadafka uu cabiray qoraagas islamarkaana iskadhigayaan n ay yihiin culimo labaxday qolo fulaan ama urur fulaan … mana jirto in tafatiruhu uu wax kayaqaan diinta intabadan waayo haddii uu aqaan fiican u'alahaan lahaa wax dhib ah kama heleen maqaaladaas ..