Free Web Hosting Provider - Web Hosting - E-commerce - High Speed Internet - Free Web Page
Search the Web

SHIIKH ABUUKAR XASAN MAALIN

hassan albasri sheikh hassan albasri important iform. picturs same of sunnalinks history1 history 2 mawlid nabi hor-udhac al-ma'muun school Sheikh Abukar H.malin xagjirnimo martida Guest Book maxkamadaha islamiga saxafadda DRhersi iyo fatwada soomka qabyaaladda subac.qur'an T.SH.UWEYS caqiido tartan shirararka ah. My Photos

Favorite Sites

Flowchart: Data: SHEEKH ABUUKAR XASAN MAALIN
ÇáÔíÎ ÇÈæßÑÍÓä ãÇáä
SHEEKH **ABUUKAR** XASAN    ** MAALIN          
@Sheekh abuukar@ xasan mn                 T        Text Box: WWW.ALBISRI.4T.COM
Q/1-
**SHEEKH ABUUKAR XASAN MAALIN waxa ow uu umadda u'hayo waxa la soo uruurinkaro ma'ahan waayo waxa ow sheekhu ku howlanayahayay ,har iyo ahbeenba sidii umadda jahliga looga saari lahaa waxaana daliil u'ah taas in uu waqtiyadiisii oo dhan kubixiyay fidinta diin islaamka       1- in uu waqti ku'aqriyo kutubada islaamka oo dhowr funun ah ,naxwi ,sarfi,balaaqo,tafsiir,xadiith,fiqhi,adb, waliba qaab casri ah oo meegariifan loo isticmaalayo subax iyo galba eyna ey dhageysanayaan ardaybadan oo iskujirta da'yar iyoda'weynba haween iyo rijaalba waxaana uu ku'aqriyaa masjidka layirahdo alkhaalikh iyo masjidka kale ee altowba ….       2- waxaa jirta in uu idaacadaha kabaahiyo barnamijyo diini ah sida xadiithka iyo fiqhi waxaan uu u'aqriyaa si ey mujtamca uga faa'iideensan karaan ooo sahlan waliba hanaan  saxaafad ey kudheehantahay .waxaana oo kale uu sheekh kaga jawaabaa su'aalaha dageysatayaasha somaliyeed meel kasta oo ey joogaa barnaamijka layiraahdo alshareeca walxayaat taasna waxaa marag ka'ah shacabka somaliyeed xitaa waqtiyadii idaacaddii iyo televionkiii stn waa uu wadi jiray asaga iyo sheekh maxamuud ow cabdulle cariif iyo hadda oo ey kabahiyaan idaacadda iyo televtionka hornafrik waxaana uu sheikh kaga jawaabaa su'aalaha dhageystayaasha si falsafadda kudheehantahay iyo waliba habka ugu fudud ee mujtamca kiisa caalimka ah iyo kanjaahilkba ey wada fahmayaan .waxaan sooqaadankarnaa waxaa lasooweydiiyey habeen sheekha mas'allada ah naag sadax lagu furay malasoocishankaraa ? waxa ow uga jawaabay jawaab dini ah iyo mid falsafadxambaarsan oo ey waliku hadaaaqayaan xitaa carurto iyo  mujtaca somaliyed,waayo sheeku waxa ow sooqaatay  xisaabta  ah 3-3= waa sifir hadaba waa eber  .waxaaana jirta in shacabka ey aad u'qadariyaan ,waayo waxa ey kaqaataan diindooda culimada saxda ah .      3- waxaa jirta dadaalada sheikh abuukar in ey san kukoobnen oo kaliya  masjid iyo idaacadtoona balse uu dacawado ku owfsan jiray sheekhu dhinackasta oo uu sheekhu isleeyahay waa uu hormarinkartaa fahamka diinta sida in uuku baahinjiray barnaamijyada diita nfacaya waxa uu  sheikh wabsitka layiraahdo .www.cawaale.com oo uu ku fudinayaa  adeega diiinta sida in uu aqriyo kitaabada diinta islaamka  sida caqiidada islaamka waayo waa aasaas caqiido ruux aan laheen caqiido waa bilaash waxaa uu aqrinjiray kitaabo uu sheekhu nafsatiisa uu alifay oo layiraahdo hadyul waadix ..waxa uu kaloo aqrinjiray xadiithta n.mc.s.w.sida kitaabkaka sifatul salad ka hadlaya sida uu n.m.c.s.w uu salad utukanjiray …waxaa ow wabsitka uu sheikh abuukar xasan maalin  oo klae uu kusookudbinjiray muxaadaraad iyo kitaabakale oo kusaabsan diinta sida siradan.m.c.s.w.iyo taariikhdii asxaabt.c..s.w iyo qeeb casri ah oo habeenada qar uu soofariisanayo sheekhu wabsitka siiba qeebta layiraahdo paltalk oo uuu sheikh abuukar xasan maalin kusoo jeeedinayo mujtamaca soomaliay meelkastoo oo ey joogaan kadibna waxa ey weydiinayaa sheikh abuukar xasan maalin su'aalahooda si uu uga jawaabo /     4  - sheekh abuukar xasan maalin kuma uu san ekeesan aqrinta kitaabada masjidka iyo idaacadaha iyo wabsityada iyo muxaadaraadkaba ,balse sheikh abuukar waxa ow dowr weyn ku lahaa alifaadda kutubada diinta siiba kitaabda uu isleeyahay waa loobahyahay xiligaan sida kitaabdaka hadyul waadix oo kahdalya caqiidad islaamka .waayo waxa ow sheikh abuukar xasan maalin argay in caqiidadii islaamka lagu ciyaarayo oo wahaabiyo ey weerar kuheyso sidaad daraded ayuu sheikh abuukar xasan maalin micin bidiay in uu habkasta uu diinta kufidin karo uu suubiyaa .waxaana uu alifay kutubo badan oo caqiidada islaamka kahdlaya  iyokuwo kale sida  nxwe iyo sarfi iyo i.w.m …      5- waxaa sheikh dhaqan u'ah in uu kaqeebgalo siyaarooyinka culimada islaamka wax u'qabataylagu xusayo iyo ijtimaaca culimayada ahlusunna waljamaca iyo koobaha lagu qabanayo muxaadaraadka diiniga ah  iyo munaadaradooyinka  logu difaacayo diinta ayuu kaqeeb qaadan jirnay si uu bidcada lunsan uqancin lahaa hab ey kujirto falsafad iyo murti ayuu sheikh abuukar xasan maalim uu ku qaabili jiray qolooyink diinta dhinacmarsan ama fahamkoodo dinta uu liito .waxaa marqaati laheen in uu sheikh abuukar xasan maalin uu san qaadan jirn wax mushaar ah sidii uu diinta ufidn lahaa mana uu san kuxirneen sheekhu wax hey'ad ah si ey ufankareyso barnaamijkiisa ama mashruuca baahinta diita balse uu sheekh dadwuc ahan iyo dadaal uu bixn jiray eysan cidna kulajirna ilaah mooyee waxaana jirta in uu sheekh abuukar xasan maalin uu jeclaain uu sfalo  kheyrka uu awooda ,waxaana jirta in uu sheekhu sooxajiyay halmar inta aan alsocdo ,waxaana uu ahaa baaril waalideen u furfuran aabe iyo iyo hooyo sheekhu waxa ow leeyahay labo xaas iyo dhowr caruur ah  Text Box: WWW.CAWAALE.COM
    Ilaahow sheekha sii muraadkiisa oo dhan addunyo iyo aakhiraba AAMIIN AAMIIN          -  
 - 6--sheekhu abuukar xasan maalin waxa  jirta in ustiyaasha magaalada mogdisho ey kahayaan cajalado  ow uu sheekhu duubay oo ey kamid yihiin alfiyadyl maalik  oo ah kitaab naxwe ah oo uu sheekh jusoocaanbaxay markii hore .waayo sheekh abuukar xasan maalin waxa uu aqrinjiray kutubada looyaqaano aalada ama garramerka sida ajruumi-kawaakib iyo cimridi iyo mulxatl icraab iyoalfiyatu ibnil maalik iyo qeebaha kale e aalada sid asarfiga laamiyatul afcaal shuduudul dahabi i.w.m. ayadoo intabadan istuudiyasah mogdisho ey kabuuxaan kittbada uu sheekhu duubay sida kuwa aan soo xusanay iyo siirada iyo taariikhdi ama noloshii asxaabta.n.m.c.s.w.iyo tafaasiirka qur'aanka kariimaka uu sheekh maqal iyo muuqaalba uu duubay waxaana istuudiyaasha kamid ah situudiyah weyn ee alfurqaan oo kuyaala suuqa bakaaraha meel udhow  masjidka xareed iyo ituudiyaal kale oo can ah  … waa ey socotaa faaldan w/ q/ xasan albisri .sxb si aad udhageysatana daalaco www.cawaale.com............
WWW.CAWAALE..COM
www.albisri.4t.com
www.albisri.4t.com
Waa wabsita  kahadlaya xasan albisri iyo argtidiisa iyo waxbarashadiis iyo mustaqbalkiisaIyo tamaniyaadkiis 
www.albisri.4t.com
    *************sxb  wii faalo ah  ee kusaabsan sheikh abuukar xasan maalin ama culimo kale kusoo shub e-mail xalbisri2@hotmail.com                                     

A leading local portal and transactions company that provides in-depth local content and services to help people "get things done" online.
Be sure to place a description of your link for your viewers here!
E! Online. Entertainment's home page.
Nasdaq Stock Market Information
Largest collection of free MP3s to play or download, free MP3 software
BabyCenter Store--content and quality products--You name it, we have it.

SHIIKH ABUUKAR XASAN MAALIN WAA DAACI ISLAAMKA FIDINTAANKIISA NAFTIISA UTABARUCAY

You know us as the Internet's original search engine.
One of the most visited hubs on the Internet, reaching one out of every two Web users.
With over half a million sites, divided into more than 25,000 categories, Yahoo! is both browseable and searchable.
GO Network is a new brand that brings together the very best of the Internet in one, easy-to-use place.
Have Fun!