Welcome To My Homepage
Create your Site.
Listing Site Updates
Notifying Visitors of Site Enhancements
hassan macalim maxamuud samatar sh.hassan albasri waa baaxith somaliya ah
Getting Rich Quick--From My Site!
Hor –dhaca muhiim
1 . waxa muhiim ah in ay jiraan dad waxka qura somaliya laakiin sida ay wax uqraan ma'ahan intabadan mid waafaqsan nidaamka caddaaladda waayo waxa ay iskujiraan sadax nooc2. in ka shidaal qaadata nidaam dolwaddeed oo aan fikrikooda xur u;aheen ..3. in kuxiran hee ado ama mu'sassad shishiyeeye oo sida ay wax uqureeso kaliya uu yahay mid mushaar doon ah4. nin ciil uqaba aathaarta somaliya qeebo kamid ah sida culimadii hore ama culimada suufiyada wax kasta oo ay taariikhdu qureysana aasaya tan waa mushkiladda kucusub osmaliya oo rabun in uu tusiyo shacabka * runta kajita somaliya taariikhiyan waxaa intaas oo dhan ay sababtay in lahelo quraa kamadaxbanaan dhamaan inta aan sooxusanay oo ah mustaqil kushaqeeya waxa wadanka anfacaya islamarkaan aan waxmushaar ah qaadan ….. hassan albasri waa quraa somaliyeed oo kunool dalka dibaddiisa ilsmarkaana waxa uu waxa kuquraa afka englsih iyo af arabi iyo somaliya , .
T AFATIRUHU waxa uu wax ka qoraa dhacdooyinka somaliya kuwa laxirira umuuraha islamka ee geeska afrika somaliya . marka peejkaan ayaa si khaas ah looga hadlayaa laguna bixinayaa tacarif iyo qeexitan buuxda cidda iyo taariikhda uu yahay quragu hassan albasri ..marka wuu kaduwan yahay beejajka kale ee maqaalooyinka iyo uxaadarooyinka iyo duruusta kahadasha ..ee sidaas ulasoco ,waxaana muhiim ah in qeexitanka hasan albasri uu kubaxayo af English …

